Dagaalkii Laascaanood oo sii xoogeystay iyo dad ay ku jiraan Saraakiil oo lagu dilay

Waxaa sii xoogeysanaya dagaalo culus oo saaka waaberigii ka qarxay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kuwaasoo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo dadka degaanka. Dagaalka oo hub kala duwan la isku adeegsanayo ayaa geystay khasaare fara badan oo iskugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray labada dhinac iyo shacabka degaanka. Meydad ayaa la sheegay iney daadsan … Continue reading Dagaalkii Laascaanood oo sii xoogeystay iyo dad ay ku jiraan Saraakiil oo lagu dilay